Boqol hooyoyin caruurtada tuugsi udiray oo maxkmad ay ku xukunta 1 bil xabsi iyo masaafurin

Jimco 23 Feberuary 2024 Kampala maxkamd ayaa xakun kuriday 100 dumar oo ku eedeysanaa in ay ku luglaheeyn caruurta oo lagu shaqeeysto. arinka aya ah mid dalka Uganada mamnuuc ka ah in caruurta lagu shaqeeysto ama lagu xadgudbo xaquuqdooda. maxkamada ayaa haweeynkaan oo ah walidka carurta aya qirteyn dambiyada lagu soo edeeeye

hooyoyin caruurtooda tuugsi udira oo maxkamad ay ku xukuntay 1 bil xabsi dan qaran oo dambilayashan u shaqeyndoonaan dad reer ugandha iyaga oo aan wax dhaqaale lasiindoonin tani aya ah in la dareensiyo qinyanada ay ku sameyeen caruurtooada. wax sii dheer xariga shaqo masaafurin laga mamnucaayo in ay yimadaan goobta dambiga ay ka galeyn iyaka oo dib loogu celiye deganki ay ka imadeeyn asalka. Degmada Napak Waqooyiga dalka Ugandha.

dowlada Uganda oo fulines sharciga xaquuqda caruurta iyo seerarka calmiga caruurta sida CRC child rights covention, afirka child rights protocol iyo dasturka dalka ugandha oo difacaya caruurta inaan mustaqblka laga dhumin. ama anan loogeysan waxyeelo. kushaqeysiga caruurta ayaa caanka ah dalal badan lakiin waxaa jiro sharuuc diideysa oo ay tahay in loo hogansamo. Dowlada Ugandha ayaa caruurta kala wareegtay waalidka iyada oo ageey goob caruurta lagu xanaaneyo.

dalka Somalia shaqleeynta caruurta guud ahaan iyo gar kuwo naafada waa mamnuuc, hadana waxaa ay ka dhacaan maagaalooyinka waaweeyn oo lagu arka caruur naafa ah oo lagu dawarsanaya wadooyinka. sida uu qabo dasturka somaliyed caruurta waa ineey halan xaquuq buuxdo daryeel iyo waxbrasho. si lamid CRPD qodbkis 7aad waxa mamnuucay waxyelleda caruurta iyo ku xadgudubka xaquuqadkooda aas aasiga ah

SDN dalada Naafada Somaliyed Waxaa ay ku baaqeeysa caruurta naafada lagu tuugsanayo in la joojiyo. waalidka laga caawiyo nolol malmeedka. sida uu qabo dasturka Somaliyed iyo Qodobka 7aad ee CRPD

Mr. Yahye Hassan News Editor Professional Communication Based in Uganda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *