Arooska Wasiir iyo Gabadha ka Dhaltay Qoosyka Madaxweynaha JFS oo Muqidshu Ka Dhacay

Jimca 23 feberuary 2024 Muqdishu waxaa ka dhacay Maharka Aroosk Madaxeed oo ah mid u dhexeeya Wasiir iyo Gabadha ka Dhaltay Qoosyka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sh Maxmuud oo Muqidshu Ka Dhacay. arooskan ayaa waxaa ka sooqeeybgaly labada dhinaca wiilka Arooska ah iyo gabadha aroosada ah.dk

aroos madaxeedkaan ayaa waxaa ka soo qeebgalay midka mid ah mdaxadii ug badneeyd ebed dalka somaliyed aroos ka soo qeeybgalo. Marsharaf, Wasiiro, Xildhibaano, Gudonka Barlamanka, Reysul Wasaare iyo Madaxweynah oo qofk bixye gabadha oo ah mid kamid qooyskisa ama caruurtisa.

dadka ka soo qeeybgaly arooska ayaa ku tilmaamay mid taariqi ah oo aysan hore uga badan dalka somaliyed. habmaamuska, Martisoorka, Hadal madaxeedka iyo sida loo dadahiye maamuska guud arooska. dadka qaar ay ku tilmaamay arooska sandka 2024.

si lamid ah aroosnkan, waxaa isbuuc ka hor ka dhacay dalka qadar arooska wiilka madaxweyanhii hore somalia Mudane Maxamed Cadulahi Farmajo kaa isna ay kasoo qeybgaleyn madaxa iyo martisharaf kaladuwan wasiiro iyo xildhibano madaxweyne hore

DHEERE TAWERS waxaad ka helikarta guryo apartments and suit room oo aad ku qadan karto jawi degan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *