Barlamaanka JFS oo Ansaxiye Heshiiska Kubiirista Suuqa Bariga Afrika

Somalia ayaa si toos ah ugu biirtay suuqa geeska afria oo ay ku midobeyn wadmada gobolka ku yaalo. dowlada Somaliyed ayaa buuxisay dhaman shuradha kubiirsta suuqa geeska afrika dabayaqada sanadka 2023. xukuumada ayaa dadaal badan ugashay meel marinta qorsha Xukumada Danqaran oo ay qeeyb ka tahay Deen Cafiska, Qadista Cunaqabeynta hubka.

Maalin Sabti ah. 10 02 2024 Barlamaanka 11aadKalfadhiga 4ad kulankisaa 17aad. shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow waxaana soo xaadirtay 150 Xildhibaan. ayaa Ansaxiye Heshiiska Kubiirista Suuqa Bariga Afrika ayaa cod aqlaabiyad leh ku meel mariye heshiiskan heshiiskaan ayaa fursad weeyn sii doona muwadiniinta Somaliyed ee donaya ineey gancsigooda ku bahiyan dalalka deriska ah.

sida ay sheegeeyn dhaqalayahanka, kubiirsta suuqa geeska afrika waa heshiis dalka iyo dadka u horseedikaro isbedel dhaqaalo. somaliya waa dal leh waxsoosaar dabiici ah. beeraha, xoolaha, kaluunka iyo macadano kale oo dahsoon.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *