Falanqeynta Ciyaaraha Soomaliya

Somaliya ayaa mujiisay Horumar Dhaka Ciyaaraha Kubada Cagta Sanadahii lasoo dhaafay. kadib markii ay guulo horleh ay ka soo hooyisay cyaaraha Afrika. waxaa an ka hort timid koox waweyn xudka qaranka 17 Jirada iyo 19 jirada waxana ay kaga shay kaalimo amaan mudan.

Somaliya waxaa ku gulestay iney qabto kobabka federalka, Maamul gobledka iyo Horyalka Gbolka bandir kuwaa oo noqday kuw mujiye astaan qaran oo ah dhanka ciyaaraha. dunida markii ay argtay swirka qurxan oo dhanka kubada cagta stadium uqdish oo ay fadhiyaan inkabadan 60 kun tageero

inkastoo uujiro murano dhaka xiirada iyo kooxaha ka dhexeya hadan waxaa ka muhiimsan gulaha ay soo hoyiyeen nidaamka hada jiro. somaliya wexey ku gulesta ciyar raga, ciyaaraha dumara kuwaa si heer sare looqabto heer degmo iyo heer xafadeed

somalia weli talaabo umayasan qaadin dhanka ciyaaraha dadka naafada manajira hanaan ciyaro qaran oo ay ciyaraan dadka naafada marka lagareebo dadaal gaar ah oo ay sameyen dadka naafada ah.

s

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *