Maxaad ka taqaanaa Haayda naafada qaran Somaliyed

Dadka naafada sommaliyed  waxaa ay mudo dheer ish ku hayeen ka qeeybgal dowladeed ineey hlena. Sandkii 2016 kulan dadka naafada ay laqateeyn gudiga sare barlmanak u qaabilsan misanyada ayaa ka codsadeyn in loo sameyo miisanayad qaran.

Sandka 2017 wasiirka wasrada haweynkai yo xaquuql insanka iyo wasiirka wasaarada shaqada iyo arimah bulshada ayaa isku qabsaday dhismaha hayad qaran dadka naafada. Kulan 4 gees ayaa lagu qabtay xafisak reysulwasaraha dadka naafada, 2 wasir iyo reysluwasaare Mudane Xasan Cali Kheeyre  waxaan lesysku afgartay  in wasirka haweynka iyo xaququl insanka uu so odhiso hayad naafo qaran iyada la tashneyso dakda naafada

31 decmber 2018 mdaxweynah jamhuriyad federlak somaliya Mudane Madaxamed Cabdulahi Farmajo ayaa ansaxiye sharciga haayda naafada kaas ku baaqa in dakd naafada lagala tashadaa lana so odhisa hayad dadk anafada wax u qabanakrto. Naiib daro wasiirk waxaa diiday talo dadka naafada taaso dib udhigtay dhismaha hayada

21 janyo 2021 xili uu ka harsanyan hal isbuuc mud oxileedka Reysul waasre Mudane Maxamed Colaad Rooble aya ansaxiye xubnaha hayadan naafada qaran iyad oo ay dood ka dhacady miisk golah wasiirada oo ay qaarkamid ood ka keeneyen.

Wasiir ahana xildhibaan Xaniifo Maxamed Xaabsade dadka naafada kulan ayay l qaateeyn waxaan ka codsadeyn in ay kala tashto xulshada xubanha sare hayada naafada.  Nasiib daro waa ay diid waxaan u qeeybisay wasiiro iyo xildhibaano xubnahii oo qofkasto uukensday qof.

Tuhun xoogan ay aka jiro sharciyad  hayada naafada sababto waxa lla qilaaf talada reyul wasaare Kheeyre iyo Digreeto Madaxweyne Maxamed Cabdulai farmajo oo aheyn in dadka naafada lalatashot. Marna madhicin wadtasho waxaa qeeybsaday xildhibna, wasiiro iyo Ganacasato donayeen ine boobaan hantiada dadk naafada

Arinka ugu muhiimsan waxaa weeye in uu jiro shakiweeyn oo ah in uusan mdaxweynah ansaxin dhuismaha gudiga sare hayada naafada qaran. Sida uu qabo sharciga hayada naafada gudomiyaha waxa digreeto ku ansaxinayo mdaxweyne.  Arintaa oo loomaleynayo ineysan hirgalin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *