Maxay dawladdu ugu qasabtay dhaqtarkaan in uu qori qaato oo la dagaalamo kooxda jihaad doonka ah?

Aruna Lori oo ah dhakhtar ku takhukhusay suuxinta ayaa lagu qasbay inuu tago furimaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxaha jaahidiyiinta ee dhibaatada ka wada, wadanka ku yaal galbeedka Afrika ee Burkina Faso.

Dr Louré ayaa sheegay in uu la joogay bukaanno ku jiray qolka qalliinka ee isbitaalka uu ka shaqeynayay ee caasimadda Ouagadougou, markii askar hubeysan ay si lama filaan ah gudaha uga soo galeen.

“Waxay ii sheegeen in ay igu qasbi karaan in aan baxo iyaga oo isticmaalaya hab dabacsan ama qasab ah intaba” ayuu BBC-da u sheegay 38-jirkaan.

“Dhakhtar kale ayaa iga beddelay [tiyaatarka) qallaniinka ka dibna waan baxnay,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Dr Louré ayaa sheegay in uu la joogay bukaanno ku jiray qolka qalliinka ee isbitaalka uu ka shaqeynayay ee caasimadda Ouagadougou, markii askar hubeysan ay si lama filaan ah gudaha uga soo galeen.“Waxay ii sheegeen in ay igu qasbi karaan in aan baxo iyaga oo isticmaalaya hab dabacsan ama qasab ah intaba” ayuu BBC-da u sheegay 38-jirkaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *